Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 8:36-37 in Somali

Help us?

LUUKOS 8:36-37 in Kitaabka Quduuska Ah

36 Kolkaasaa kuwii arkay waxay iyaga u sheegeen sida jinnoolihii loo bogsiiyey.
37 Dadkii oo dhan oo dalka Gadareni ku wareegsanaa ayaa baryay inuu ka noqdo iyaga, waayo, baqdin weyn ayay baqeen. Markaasuu doonni fuulay, waana noqday.
LUUKOS 8 in Kitaabka Quduuska Ah