Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 7:49-50 in Somali

Help us?

LUUKOS 7:49-50 in Kitaabka Quduuska Ah

49 Kuwii cunto ula fadhiyey waxay bilaabeen inay isku yidhaahdaan, Yuu yahay kan dembiyo cafiya haddana?
50 Wuxuu naagtii ku yidhi, Rumaysadkaaga ayaa ku badbaadiyey ee nabad ku tag.
LUUKOS 7 in Kitaabka Quduuska Ah