Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 7:46-48 in Somali

Help us?

LUUKOS 7:46-48 in Kitaabka Quduuska Ah

46 Madaxaygana saliid ma aad marin, iyaduse cagahayga ayay cadar marisay.
47 Sidaa darteed waxaan kugu leeyahay, Dembiyadeedii badnaa waa cafiyan yihiin, waayo, aad bay u jeclayd. Kii wax yar loo dhaafay, ayaa wax yar jecel.
48 Wuxuu iyada ku yidhi, Dembiyadaadii waa cafiyan yihiin.
LUUKOS 7 in Kitaabka Quduuska Ah