Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 6:8-9 in Somali

Help us?

LUUKOS 6:8-9 in Kitaabka Quduuska Ah

8 Isaguse wuxuu gartay fikirradoodii; goortaasuu ninkii gacanta engegnaa ku yidhi, Kac oo dhexda isa soo taag. Wuuna kacay oo istaagay.
9 Ciise wuxuu ku yidhi, Wax baan idin weyddiinayaa, Sabtida ma xalaal baa in wanaag la falo ama shar, in naf la badbaadiyo ama in la dilo?
LUUKOS 6 in Kitaabka Quduuska Ah