Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 6:31-32 in Somali

Help us?

LUUKOS 6:31-32 in Kitaabka Quduuska Ah

31 Oo sidaad doonaysaan in dadku idiin sameeyo, idinkuna sidaas oo kale u sameeya iyaga.
32 Haddaad jeceshihiin kuwa idin jecel, mahadmaad heshaan? Waayo, xataa dembilayaashuba way jecel yihiin kuwa jecel iyaga.
LUUKOS 6 in Kitaabka Quduuska Ah