Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 6:28-29 in Somali

Help us?

LUUKOS 6:28-29 in Kitaabka Quduuska Ah

28 Kuwa idin habaara u duceeya, kuwa idin caayana Ilaah u barya.
29 Kii dhabanka kaa dhirbaaxa, kan kalena u du; oo kii maradaada kaa qaata, khamiiskaagana ha ka celin.
LUUKOS 6 in Kitaabka Quduuska Ah