Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 6:25-26 in Somali

Help us?

LUUKOS 6:25-26 in Kitaabka Quduuska Ah

25 Hoogna waxaa leh kuwiinna haddeer dheregsan, waayo, waad gaajoon doontaan; hoogna waxaa leh kuwiinna haddeer qoslaya, waayo, waad barooran doontaan oo ooyi doontaan.
26 Waa idiin hoog markii dadka oo dhammu wanaag idinka sheego, waayo, awowayaashood sidaasay nebiyadii beenta ahaa ku samayn jireen.
LUUKOS 6 in Kitaabka Quduuska Ah