Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 6:22 in Somali

Help us?

LUUKOS 6:22 in Kitaabka Quduuska Ah

22 Waad barakaysan tihiin goortii dadku idin necbaado, oo goortay dhexdooda idinka saaraan, oo idin caayaan, oo magacyadiinna sida wax shar leh u tuuraan Wiilkii Aadanaha aawadiis.
LUUKOS 6 in Kitaabka Quduuska Ah