Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 6:10-11 in Somali

Help us?

LUUKOS 6:10-11 in Kitaabka Quduuska Ah

10 Markaasuu isha wada mariyey, wuxuuna ninkii ku yidhi, Gacantaada soo taag. Markaasuu yeelay sidaas, gacantiisuna waa bogsatay.
11 Markaasay aad u cadhoodeen, oo waxay ka wada hadleen waxay Ciise ku samayn lahaayeen.
LUUKOS 6 in Kitaabka Quduuska Ah