Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 5:7-8 in Somali

Help us?

LUUKOS 5:7-8 in Kitaabka Quduuska Ah

7 Markaasay u gacan haadiyeen wehelladoodii doonnida kale ku jiray inay yimaadaan oo caawiyaan. Wayna yimaadeen, oo waxay buuxiyeen labadii doonniyood, sidaa darteed ayay u dhowaadeen inay degaan.
8 Laakiin Simoon Butros goortuu waxaas arkay, ayuu Ciise jilbihiisa isku tuuray, oo wuxuu ku yidhi, Sayidow, waxaan ahay nin dembi leh, ee iga tag.
LUUKOS 5 in Kitaabka Quduuska Ah