Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 5:18-19 in Somali

Help us?

LUUKOS 5:18-19 in Kitaabka Quduuska Ah

18 Markaasaa niman waxay sariir ku soo qaadeen nin curyaan ah, waxayna doonayeen inay gudaha geliyaan oo hortiisa dhigaan.
19 Markay heli waayeen meel ay ka geliyaan dadkii badnaa aawadiis, ayay guriga dushiisa fuuleen, oo saqafka ayay ka dusiyeen isaga iyo sariirtiisii, oo ay dhex dhigeen Ciise hortiisa.
LUUKOS 5 in Kitaabka Quduuska Ah