Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 4:8-9 in Somali

Help us?

LUUKOS 4:8-9 in Kitaabka Quduuska Ah

8 Markaasaa Ciise u jawaabay oo ku yidhi, Waa qoran tahay, Waa inaad caabuddo Rabbiga Ilaahaaga ah oo waa inaad isagoo keliya u adeegto.
9 Markaasuu Yeruusaalem geeyey, wuxuuna saaray munaaraddii macbudka oo ku yidhi, Haddaad tahay Wiilka Ilaah, halkan hoos iskaga tuur;
LUUKOS 4 in Kitaabka Quduuska Ah