Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 4:5-8 in Somali

Help us?

LUUKOS 4:5-8 in Kitaabka Quduuska Ah

5 Oo markuu kor u kaxeeyey wuxuu wakhti yar ku tusay quruumaha dunida oo dhan.
6 Markaasaa Ibliisku wuxuu ku yidhi, Amarkan oo dhan waan ku siinayaa iyo ammaantoodaba, waayo, waa lay siiyey; oo kii aan doonayo ayaan siiyaa.
7 Haddaba haddaad hortayda i caabuddid, kulli adaa lahaan doona.
8 Markaasaa Ciise u jawaabay oo ku yidhi, Waa qoran tahay, Waa inaad caabuddo Rabbiga Ilaahaaga ah oo waa inaad isagoo keliya u adeegto.
LUUKOS 4 in Kitaabka Quduuska Ah