Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 4:37-39 in Somali

Help us?

LUUKOS 4:37-39 in Kitaabka Quduuska Ah

37 Meel kasta oo dalka ku wareegsan ayaa warka isaga ku saabsan gaadhay.
38 Markaasuu sunagoggi ka soo kacay, oo wuxuu galay gurigii Simoon. Simoon soddohdiisna qandho weyn ayay qabtay, markaasay isaga u baryeen aawadeed,
39 oo intuu isa soo dul taagay ayuu qandhadii canaantay, wayna daysay. Kolkiiba way kacday oo u adeegtay iyagii.
LUUKOS 4 in Kitaabka Quduuska Ah