Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 4:36-37 in Somali

Help us?

LUUKOS 4:36-37 in Kitaabka Quduuska Ah

36 Yaab weyn ayaa ku wada dhacay; wayna isla wada hadleen oo yidhaahdeen, Waa maxay hadalkan? waayo, jinniyada wasakhda leh ayuu amar iyo xoog ku xukumaa, wayna ka baxaan.
37 Meel kasta oo dalka ku wareegsan ayaa warka isaga ku saabsan gaadhay.
LUUKOS 4 in Kitaabka Quduuska Ah