Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 4:23 in Somali

Help us?

LUUKOS 4:23 in Kitaabka Quduuska Ah

23 Kolkaasuu ku yidhi, Shakila'aan waxaad masaalkan igu odhan doontaan, Dhakhtarow, isbogsii. Wax kastoo aannu maqalnay oo Kafarna'um lagu sameeyey, halkan dhulkaagana ku samee.
LUUKOS 4 in Kitaabka Quduuska Ah