Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 2:6-8 in Somali

Help us?

LUUKOS 2:6-8 in Kitaabka Quduuska Ah

6 Waxaa dhacay kolkay halkaas joogeen in maalmihii ay umuli lahayd dhammaadeen,
7 waxayna umushay wiilkeedii curadka ahaa, markaasay maro ku duudduubtay oo qabaal ku jiifisay, waayo, meel ay ku hoydaan ayay hudheelkii ka waayeen.
8 Dalkaas waxaa jiray adhijirro bannaanka jooga oo habeenkii idahooda ilaalinaya.
LUUKOS 2 in Kitaabka Quduuska Ah