Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 2:48-50 in Somali

Help us?

LUUKOS 2:48-50 in Kitaabka Quduuska Ah

48 Goortay arkeen isagii way la yaabeen, oo hooyadiis ayaa ku tidhi, Wiilkaygiiyow, maxaad sidaas noo yeeshay? Bal eeg, aniga iyo aabbahaa caloolxumo waannu kugu doondoonnay.
49 Markaasuu wuxuu ku yidhi, Maxaad ii doondoonayseen? Miyaanad ogayn inay igu waajib tahay inaan danta Aabbahay ku jeedo?
50 Laakiin way garan waayeen hadalkii uu kula hadlay.
LUUKOS 2 in Kitaabka Quduuska Ah