Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 2:37-38 in Somali

Help us?

LUUKOS 2:37-38 in Kitaabka Quduuska Ah

37 Waxayna ahayd carmal xataa afar iyo siddeetan sannadood, macbudkana kama ay tegin, laakiin Ilaah ayay soon iyo salaad habeen iyo maalinba ku caabudaysay.
38 Saacaddaas qudheeda ayay soo gashay oo Ilaah u mahadnaqday, oo kuwa furashada Yeruusaalem sugayay oo dhan ayay xaggiisa kala hadashay.
LUUKOS 2 in Kitaabka Quduuska Ah