Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 2:30-33 in Somali

Help us?

LUUKOS 2:30-33 in Kitaabka Quduuska Ah

30 Waayo, indhahaygu waxay arkeen badbaadintaada,
31 Tan aad dadka oo dhan hortiis hagaajisay,
32 Oo ah iftiin quruumaha lagu muujiyo, Iyo ammaanta dadkaaga Israa'iil.
33 Markaasaa aabbihiis iyo hooyadiis ka yaabeen waxyaalihii lagaga hadlay isaga.
LUUKOS 2 in Kitaabka Quduuska Ah