Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 2:16-18 in Somali

Help us?

LUUKOS 2:16-18 in Kitaabka Quduuska Ah

16 Markaasay dhaqso u yimaadeen oo waxay heleen Maryan iyo Yuusufba iyo ilmihii oo qabaal ku jiifa.
17 Oo goortay arkeen, waxay ogeysiiyeen hadalka ilmahan looga sheegay iyaga.
18 Dadkii maqlay oo dhanna ayaa ka yaabay waxyaalihii adhijirradu u sheegeen.
LUUKOS 2 in Kitaabka Quduuska Ah