Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 24:45-47 in Somali

Help us?

LUUKOS 24:45-47 in Kitaabka Quduuska Ah

45 Markaasuu garashadooda u furay si ay u gartaan Qorniinka.
46 Wuxuuna ku yidhi, Sidaasay u qoran tahay, Waa inuu Masiixu silco, oo uu maalinta saddexaad kuwa dhintay ka soo sara kaco,
47 iyo in toobaddii iyo dembidhaafka magiciisa lagu wacdiyo quruumaha oo dhan oo laga bilaabo Yeruusaalem.
LUUKOS 24 in Kitaabka Quduuska Ah