Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 23:6-9 in Somali

Help us?

LUUKOS 23:6-9 in Kitaabka Quduuska Ah

6 Bilaatos goortuu maqlay, wuxuu weyddiiyey inuu ninku reer Galili yahay.
7 Goortuu ogaaday inuu ka mid ahaa kuwii Herodos xukumo, wuxuu u diray Herodos, kan qudhiisu Yeruusaalem joogay wakhtigaas.
8 Herodos goortuu Ciise arkay, aad buu u farxay, maxaa yeelay, ilaa wakhti dheer ayuu doonayay inuu arko, waayo, wax buu ka maqlay, oo wuxuu rajaynayay inuu calaamo ka arko.
9 Markaasuu su'aalo badan weyddiiyey, laakiin waxba uma uu jawaabin.
LUUKOS 23 in Kitaabka Quduuska Ah