Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 23:4-7 in Somali

Help us?

LUUKOS 23:4-7 in Kitaabka Quduuska Ah

4 Dabadeed Bilaatos wuxuu wadaaddadii sare iyo dadkii ku yidhi, Anigu ninkan eed kuma aan helin.
5 Laakiin way ku sii adkeeyeen iyagoo leh, Dadkuu kiciyaa, oo dalka Yahuudiya oo dhan ayuu wax baraa; dalka Galili ayuu ka soo bilaabay ilaa halkan.
6 Bilaatos goortuu maqlay, wuxuu weyddiiyey inuu ninku reer Galili yahay.
7 Goortuu ogaaday inuu ka mid ahaa kuwii Herodos xukumo, wuxuu u diray Herodos, kan qudhiisu Yeruusaalem joogay wakhtigaas.
LUUKOS 23 in Kitaabka Quduuska Ah