Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 23:34-35 in Somali

Help us?

LUUKOS 23:34-35 in Kitaabka Quduuska Ah

34 Markaasaa Ciise wuxuu yidhi, Aabbow, iyaga cafi, waayo, garan maayaan waxay samaynayaan. Markaasay dharkiisii qaybsadeen, wayna saami riteen.
35 Dadkuna way taagnaayeen iyagoo daawanaya. Taliyayaashuna way ku qosleen iyagoo leh, Kuwa kale ayuu badbaadiyey, kanu ha isbadbaadiyo, hadduu yahay Masiixa Ilaah, kan uu doortay.
LUUKOS 23 in Kitaabka Quduuska Ah