Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 23:20-22 in Somali

Help us?

LUUKOS 23:20-22 in Kitaabka Quduuska Ah

20 Mar kale Bilaatos ayaa iyaga la hadlay isagoo doonaya inuu Ciise sii daayo.
21 Laakiin way qayliyeen, iyagoo leh, Iskutallaabta ku qodob, iskutallaabta ku qodob.
22 Markaasuu wuxuu kolkii saddexaad ku yidhi, Waayo? Waa maxay sharka kanu sameeyey? Kuma aan helin sabab lagu dilo, taas aawadeed waan edbinayaa oo sii daynayaa.
LUUKOS 23 in Kitaabka Quduuska Ah