Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 22:7-8 in Somali

Help us?

LUUKOS 22:7-8 in Kitaabka Quduuska Ah

7 Waxaa timid maalintii Iidda Kibista-aan-khamiirka-lahayn, tan la leeyahay in neefka Kormaridda la gowraco.
8 Markaasaa Ciise wuxuu diray Butros iyo Yooxanaa isagoo ku leh, Taga oo Kormaridda inoo soo diyaargareeya aan cunnee.
LUUKOS 22 in Kitaabka Quduuska Ah