Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 22:54-57 in Somali

Help us?

LUUKOS 22:54-57 in Kitaabka Quduuska Ah

54 Markaasay isagii qabteen oo kaxeeyeen, oo wadaadkii sare gurigiisa ayay geliyeen. Laakiin Butros baa meel fog ka daba socday,
55 oo goortay barxadda dhexdeeda dab ka shideen, oo ay wada fadhiisteen, ayaa Butros dhexdooda fadhiistay.
56 Laakiin gabadh baa intay aragtay isagoo dabka iftiinkiisa fadhiya, aad bay u dayday oo tidhi, Kanuna waa la jiray isagii.
57 Isaguse waa dafiray oo ku yidhi, Naag yahay, anigu garanba maayo isagii.
LUUKOS 22 in Kitaabka Quduuska Ah