Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 22:38-41 in Somali

Help us?

LUUKOS 22:38-41 in Kitaabka Quduuska Ah

38 Markaasay waxay yidhaahdeen, Sayidow, bal eeg, laba seefood ayaa halkan yaale. Wuxuu ku yidhi, Waa ku filan tahay.
39 Markaasuu baxay oo Buur Saytuun tegey sidii caadadiisu ahayd, xertiina waa raacday.
40 Markuu meeshii joogay ayuu ku yidhi, Tukada inaydnaan jirrabaadda gelin.
41 Markaasuu intii dhagax la tuuro ka durkay, wuuna jilba joogsaday oo tukaday,
LUUKOS 22 in Kitaabka Quduuska Ah