Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 22:38-39 in Somali

Help us?

LUUKOS 22:38-39 in Kitaabka Quduuska Ah

38 Markaasay waxay yidhaahdeen, Sayidow, bal eeg, laba seefood ayaa halkan yaale. Wuxuu ku yidhi, Waa ku filan tahay.
39 Markaasuu baxay oo Buur Saytuun tegey sidii caadadiisu ahayd, xertiina waa raacday.
LUUKOS 22 in Kitaabka Quduuska Ah