Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 22:33-34 in Somali

Help us?

LUUKOS 22:33-34 in Kitaabka Quduuska Ah

33 Markaasuu wuxuu ku yidhi, Sayidow, diyaar baan u ahay inaan kuu raaco xabsiga iyo dhimashadaba.
34 Isaguse wuxuu ku yidhi, Waxaan kuu sheegayaa, Butrosow, maanta diiqu ciyi maayo ilaa aad saddex kol dafirtid inaad i taqaan.
LUUKOS 22 in Kitaabka Quduuska Ah