Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 22:12-14 in Somali

Help us?

LUUKOS 22:12-14 in Kitaabka Quduuska Ah

12 Wuxuu idin tusayaa qoolad weyn oo sare oo goglan, halkaa ku diyaargareeya.
13 Markaasay tageen, oo waxay heleen siduu u sheegay, oo cashada Iidda Kormaridda way diyaargareeyeen.
14 Goortii saacaddii timid ayuu fadhiistay, isaga iyo rasuulladiiba.
LUUKOS 22 in Kitaabka Quduuska Ah