Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 20:29-30 in Somali

Help us?

LUUKOS 20:29-30 in Kitaabka Quduuska Ah

29 Haddaba waxaa jiray toddoba walaalo ah. Kii ugu horreeyey naag buu qabay, wuuna dhintay carruurla'aan.
30 Kii labaadna wuu guursaday,
LUUKOS 20 in Kitaabka Quduuska Ah