Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 1:75-76 in Somali

Help us?

LUUKOS 1:75-76 in Kitaabka Quduuska Ah

75 Quduusnimada iyo xaqnimada isaga hortiisa cimrigeenna oo dhan.
76 Adiguna, ilma yahow, waxaa laguugu yeedhi doonaa nebigii Kan ugu sarreeya, Waayo, waxaad hor mari doontaa Rabbiga hortiisa inaad jidadkiisa diyaargaraysid;
LUUKOS 1 in Kitaabka Quduuska Ah