Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 1:53-55 in Somali

Help us?

LUUKOS 1:53-55 in Kitaabka Quduuska Ah

53 Kuwii gaajaysnaa ayuu wax wanaagsan ka dhergiyey, Kuwii hodanka ahaana iyagoo madhan ayuu diray.
54 Midiidinkiisii Israa'iil ayuu caawiyey Inuu xusuusto inuu u naxariisto
55 Ibraahim iyo farcankiisii weligoodba (Siduu awowayaasheennii ula hadlay).
LUUKOS 1 in Kitaabka Quduuska Ah