Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 1:13-14 in Somali

Help us?

LUUKOS 1:13-14 in Kitaabka Quduuska Ah

13 Laakiin malaa'igtii baa ku tidhi, Ha baqin, Sakariyasow, waayo, baryadaadii waa la maqlay; afadaada Elisabedna wiil bay kuu dhali doontaa, magiciisana waxaad u bixin doontaa Yooxanaa.
14 Waxaad heli doontaa farxad iyo rayrayn; dad badanna dhalashadiisa ayay ku farxi doonaan,
LUUKOS 1 in Kitaabka Quduuska Ah