Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 1:1-4 in Somali

Help us?

LUUKOS 1:1-4 in Kitaabka Quduuska Ah

1 Dad badan waxay ku dadaaleen inay soo hagaajiyaan sheeko ku saabsan wixii dhexdayada lagu sameeyey oo la hubsaday,
2 siday noo ogeysiiyeen kuwii tan iyo bilowgii arkay oo Ereygii u shaqeeyey.
3 Sidaa darteed anigana waxaa ila wanaagsanayd inaan, anigoo tan iyo bilowgii wax walba oo dhacay aad u gartay, si hagaagsan kuugu qoro, Te'ofilosow sharaf weyn lahow,
4 inaad garatid hubniintii hadalkii lagu baray.
LUUKOS 1 in Kitaabka Quduuska Ah