Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 19:38-41 in Somali

Help us?

LUUKOS 19:38-41 in Kitaabka Quduuska Ah

38 iyagoo leh, Waxaa barakaysan Boqorka Rabbiga magiciisa ku imanaya. Nabadi jannada ha ku jirto, ammaantuna meelaha ugu sarreeya.
39 Farrisiintii qaarkood oo dadkii badnaa ku dhex jiray ayaa ku yidhi, Macallimow, xertaada canaano.
40 Markaasuu u jawaabay oo ku yidhi, Waxaan idinku leeyahay, Kuwani hadday aamusaan, dhagaxyada ayaa qaylin doona.
41 Oo markuu ku soo dhowaaday, ayuu magaalada arkay oo u ooyay,
LUUKOS 19 in Kitaabka Quduuska Ah