Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 19:2-4 in Somali

Help us?

LUUKOS 19:2-4 in Kitaabka Quduuska Ah

2 Oo bal eeg, waxaa jiray nin Sakhayos la odhan jiray; kan ahaa madaxda cashuurqaadayaasha, oo hodan buuna ahaa.
3 Wuxuuna doonayay inuu Ciise arko cid uu yahay, wuuna kari waayay dadkii badnaa aawadood, waayo, wuu gaabnaa.
4 Hore buu u orday, oo wuxuu fuulay geed sukomoor inuu isaga arko, waayo, goor dhow jidkaas ayuu soo mari lahaa.
LUUKOS 19 in Kitaabka Quduuska Ah