Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 19:16-18 in Somali

Help us?

LUUKOS 19:16-18 in Kitaabka Quduuska Ah

16 Kii hore ayaa u yimid oo ku yidhi, Sayidow, minahaagii ayaa toban kale laga faa'iiday.
17 Markaasuu ku yidhi, Si wanaagsan baad yeeshay, addoon yahow wanaagsan. Wax yar ayaad aamin ku ahayd, ee toban magaalo u sarree.
18 Markaasaa kii labaad yimid isagoo leh, Sayidow, minahaagii waxaa laga faa'iiday shan mina.
LUUKOS 19 in Kitaabka Quduuska Ah