Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 18:38-41 in Somali

Help us?

LUUKOS 18:38-41 in Kitaabka Quduuska Ah

38 Markaasuu qayliyey isagoo leh, Ciise, ina Daa'uudow, ii naxariiso.
39 Kuwa hor marayay ayaa canaantay si uu u aamuso, laakiin si ka badan ayuu ugu qayliyey, Ina Daa'uudow, ii naxariiso.
40 Markaasaa Ciise joogsaday oo wuxuu ku amray in loo keeno, oo goortuu u soo dhowaaday ayuu weyddiiyey, oo ku yidhi,
41 Maxaad doonaysaa inaan kuu sameeyo? Wuxuu ku yidhi, Sayidow, inaan wax arko.
LUUKOS 18 in Kitaabka Quduuska Ah