Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 18:33-37 in Somali

Help us?

LUUKOS 18:33-37 in Kitaabka Quduuska Ah

33 wayna karbaashi doonaan oo dili doonaan, maalinta saddexaadna wuu soo sara kici doonaa.
34 Laakiin waxyaalahaas waxba kama ay garan, hadalkaasna waa ka qarsoonaa, mana ay garan wixii la yidhi.
35 Waxaa noqotay markuu Yerixoo ku soo dhowaaday, in nin indha la' jidka ag fadhiyey oo dawarsanayay,
36 oo goortuu maqlay dadka badan oo ag maraya ayuu weyddiiyey waxaas waxay ahaayeen.
37 Waxay u sheegeen in Ciisihii Reer Naasared ag marayo.
LUUKOS 18 in Kitaabka Quduuska Ah