Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 18:20-22 in Somali

Help us?

LUUKOS 18:20-22 in Kitaabka Quduuska Ah

20 Qaynuunnada waad taqaan, Waa inaanad sinaysan, Waa inaanad qudh gooyn, Waa inaanad wax xadin, Waa inaanad marag been ah furin, Aabbahaa iyo hooyadaana maamuus.
21 Markaasuu yidhi, Kuwaas oo dhan tan iyo yaraantaydii waan dhawray.
22 Ciise goortuu waxaas maqlay ayuu ku yidhi, Weli wax keliya ayaa kuu dhiman. Waxaad haysatid oo dhan iibi, oo masaakiinta u qaybi, oo waxaad jannada ku lahaan doontaa maal, ee kaalay oo i soo raac.
LUUKOS 18 in Kitaabka Quduuska Ah