Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 18:19-20 in Somali

Help us?

LUUKOS 18:19-20 in Kitaabka Quduuska Ah

19 Markaasaa Ciise ku yidhi, Maxaad iigu yeedhaysaa wanaagsanow? Mid wanaagsan ma jiro mid maahee, kaasuna waa Ilaah.
20 Qaynuunnada waad taqaan, Waa inaanad sinaysan, Waa inaanad qudh gooyn, Waa inaanad wax xadin, Waa inaanad marag been ah furin, Aabbahaa iyo hooyadaana maamuus.
LUUKOS 18 in Kitaabka Quduuska Ah