Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 17:6-7 in Somali

Help us?

LUUKOS 17:6-7 in Kitaabka Quduuska Ah

6 Rabbiguna wuxuu ku yidhi, Haddaad leedihiin rumaysad iniin khardal le'eg, waxaad ku odhan lahaydeen geedkan sukamin, Ruq, oo badda ku beeran, wuuna idin addeeci lahaa.
7 Laakiin kiinnee baa leh addoon dhulka jaraya ama adhi jiraya, oo ku odhan doona goortuu beerta ka yimaado, Dhaqso u kaalay oo cunto u fadhiiso?
LUUKOS 17 in Kitaabka Quduuska Ah