Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 17:35-37 in Somali

Help us?

LUUKOS 17:35-37 in Kitaabka Quduuska Ah

35 Waxaana jiri doona laba naagood oo wax isla shiidi doona, mid waa la qaadi doonaa, tan kalena waa laga tegi doonaa.
36 Waxaana beerta ku jiri doona laba nin, mid waa la qaadi doonaa, kan kalena waa laga tegi doonaa.
37 Markaasay u jawaabeen oo ku yidhaahdeen, Xaggee, Sayidow? Wuxuuna ku yidhi, Meeshii bakhtigu yaal, halkaas ayaa gorgorraduna isugu ururi doonaan.
LUUKOS 17 in Kitaabka Quduuska Ah