Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 17:31-34 in Somali

Help us?

LUUKOS 17:31-34 in Kitaabka Quduuska Ah

31 Maalintaas kii guriga fuushanu, oo alaabtiisu guriga ku jirto, yaanu u soo degin inuu soo qaato; kii beerta joogaana sidaas oo kale yaanu dib u noqon.
32 Naagtii Luud xusuusta.
33 Kan doona inuu naftiisa badbaadiyo waa lumin doonaa, laakiin kan lumiya ayaa badbaadin doona.
34 Waxaan idinku leeyahay, Habeenkaas laba nin ayaa sariir wada joogi doona; mid waa la qaadi doonaa, kan kalena waa laga tegi doonaa.
LUUKOS 17 in Kitaabka Quduuska Ah