Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 17:22-23 in Somali

Help us?

LUUKOS 17:22-23 in Kitaabka Quduuska Ah

22 Markaasuu xertii ku yidhi, Maalmuhu waa iman doonaan goortaad dooni doontaan inaad aragtaan maalmaha Wiilka Aadanaha middood, mana arki doontaan.
23 Waxaana laydinku odhan doonaa, Waa taas! Waa tan! Ha bixina, hana raacina.
LUUKOS 17 in Kitaabka Quduuska Ah