Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 15:14-15 in Somali

Help us?

LUUKOS 15:14-15 in Kitaabka Quduuska Ah

14 Goortuu wada bixiyey dabadeed ayaa abaar daran dhulkaas ka dhacday, wuuna bilaabay inuu baahdo.
15 Goortaasuu tegey oo isku daray nin dadka dhulkaas ah, kan u diray beerihiisa inuu doofaarro daajiyo.
LUUKOS 15 in Kitaabka Quduuska Ah