Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 14:7-9 in Somali

Help us?

LUUKOS 14:7-9 in Kitaabka Quduuska Ah

7 Goortuu arkay kuwii loo yeedhay siday kursiyada hore u doorteen, ayuu masaal kula hadlay oo ku yidhi,
8 Markii nin kuugu yeedho aroos, kursiga hore ha fadhiisan, waaba intaasoo isagu nin kaa murwad weyn ugu yeedho,
9 oo kii isaga iyo adiga idiin yeedhay uu yimaado oo kugu yidhaahdo, Kan meel sii, oo markaasaad bilaabaysaa inaad meesha dambe ceeb ku fadhiisato.
LUUKOS 14 in Kitaabka Quduuska Ah